Ciidamada DF oo sheegay iney qabteen gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwo ka tirsan qeybta 27aad ayaa howlgal waxay ka sameeyeen wadada xiriirisa Magaalada Jowhar iyo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe. Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha Guutada 4aad ee qeybta 27aad Col. Saney Cabdulle Gaab, Abaanduulaha qeybta 27aad Saalax Yaquub iyo Saraakiil kale. Waxaa howlgalku ka koobnaa mid ay ku … Continue reading Ciidamada DF oo sheegay iney qabteen gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey